Sida loo Sameeyo Email Marketing Guuleysta
Maanta Email marketing waa mid ka mid ah hababka ugu wax-ku-oolka badan ee lagu gaaro macaamiisha, lagu kordhiyo iibka, laguna dhiso xidhiidho waara, Haddii si sax ah loo sameeyo, email-ku wuxuu noqon karaa mashiinka dakhliga ee ganacsigaaga. maqaalkan waxaan ku eegi doona tallaaboyinka sida loo sameeyo email marketing guuleysta, kaasi oo aad ku gaadhi karto macaamiisha aad rabto inaad gaadho,
