7 Qalad Oo Dila computer “Laptop”
computer oo ah qalab muhiimad weyn u leh shaqooyinka casriga ah iyo waxbarashada, ayaa aynu inta badan kala kulannaa dhibaato in waqtiga uu shaqaynayaa gaabto ama in uu si kedis ah inooga xumaado. Qormadan oo ay faafisay shabakadda wararka ee Aljazeera waxa aynu ku eegaynaa qaladaad inta badan dhaca oo sababa in uu xumaado kombiyuutarku, gaar ahaan nocoa la qaato ee ‘Laptop’ ka loo yaqaanno.

[…] ByEng-Abdiwahab March 3, 2026 Technology & Tools […]
[…] ByEng-Abdiwahab March 3, 2026 Technology & Tools […]