Sida loo Sameeyo Email Marketing Guuleysta

Maanta Email marketing waa mid ka mid ah hababka ugu wax-ku-oolka badan ee lagu gaaro macaamiisha, lagu kordhiyo iibka, laguna dhiso xidhiidho waara, Haddii si sax ah loo sameeyo, email-ku wuxuu noqon karaa mashiinka dakhliga ee ganacsigaaga. maqaalkan waxaan ku…

