Muhiimadda SEO (Search Engine Optimization)
Muhiimadda Search Engine Optimization Hordhac First Dunida casriga ah ee internet‑ka, malaayiin bogag (websites) ah ayaa maalin kasta la abuuraa. Tartanka u dhexeeya bogaggaas waa mid aad u sarreeya, qof walbana wuxuu doonayaa in boggiisu ka soo muuqdo bogga hore…