Category Technology & Tools

Stay updated with technology news, software reviews, and practical tools for everyday use.

Waa Maxay Deep Seek AI?

Waa Maxay Deep Seek AI?

Waa Maxay Deep Seek AI Deep Seek AI waa mid ka mid ah Teknolojiyada garaadka macmalka ah ama Artificial Intelligence AI ee si weyn looga hadal hayo wakhtigan dunida taasi isticmaalkedu gaadhay meel sare, Deep Seek waxay soo saartay Large…

 Prompt Engineering

Prompt Engineering

Prompt Engineering Sanadihii u dambeeyay, garaadka Macmalka ah (Artificial Intelligence AI) wuxuu noqday tiknoolajiyadda ugu saamaynta badan dunida. Noocyada kale duwan ee AI sida Chat GPT, Gemini, Claude, Copilot iyo kuwo kale ayaa awood u leh inay qoraan qoraallo, abuuraan…

Waa Maxay Chat GPT?

Waa Maxay Chat GPT?

Waa Maxay Chat GPT? Chat GPT waa mid ka mid ah hal-abuurada ugu waaweyn ee garaadka macmalka ah (Artificial Intelligence AI). Waa chatbot awood badan oo ay samaysay shirkada Open AI, kaas oo loogu tala galay inuu fahmo luqadda bini’aadamka…

Google AdSense Approval

Google AdSense Approval

Google AdSense Approval Google AdSense waa barnaamij shirkada google iska leedahay kaasi oo loogu talo galay in dadka leh website yada, blog yada iyo Youtube ay lacag ka sameeyaan internetka, wuxuu u shaqayaa qaab fudud oo ah in account kaaga…

Artificial Intelligence

Artificial Intelligence

Artificial Intelligence Artificial Intelligent AI waa technology awood u siinaysa computerka iyo qalabka kale electronics ka inay iska dhigaan ama u ekaadaan bini-aadamka dhinaca fahamka, xalinka khilaafaadka, go’aan qaadashada, hab-abuurka iyo maskax furnaanta, si u noqdaan kuwa madax banaan oo…

Technology

Technology Casriga la joogo ga waa xilli dunida si degdeg ah ugu socoto horumar ballaaran oo ku dhisan aqoon, hal-abuur iyo tiknoolajiyad casri ah. Technology gu maanta ma aha oo kaliya qalab, balse waa laf-dhabarta nolosha aadnaha, waxbarashada, ganacsiga, caafimaadka…

Blogging

Blogging

Blogging  Blogging-gu waa waa hab ka mid ah. hababka loo wadaago macluumaad, qoraallo, muuqaallo, ama sawirro joogto ah oo lagu daabaco mareeg website, gaar ahaan oo loo yaqaan ‘blog’. Waxay ka caawisaa dadka inay wadaagaan aqoon, khibrad ama madadaalo, waxaana…

Dumarka & Technology

shimaali.com

Dumarka & Technology Qarnigan aan maanta joogno, teknoolojiyadda waxay noqotay mid ka mid ah awoodaha ugu muhiimsan ee horumarka bulshada iyo dhaqaalaha. Internet ka, computers ka, iyo taleefoonada casriga ah ayaa beddelay habka ay dadku u shaqeeyaan, wax u bartaan,…

Claude AI

shimaali.com

Claude AI Teknoolojiyadda Garaadka Macmalka ah (AI) ayaa si xawli ah u beddelay dunida casriga ah ee aan Maanta joogno, AI waxaa hadda loo adeegsadaa meel kasta sida waxbarashada, ganacsiga, caafimaadka, iyo xitaa nolol maalmeedka dadka. Mid ka mid ah…