Maxaa keena Daalka Badan

Maxaa keena Daalka Badan Daalku dhibaato lasoo darista qofka, taasi oo ka dhalata degenaansho haysata qofka, waxaana keeni kara arrimo fara badan, wuxuu qofku ka daali karaa jidhka ama maskaxda labadaba, halka marna suura gal ay tahay inay isu raacaan…
