Waa Maxay Digital Marketing
Waa Maxay Digital Marketing Digital Marketing, waa Suuq geynta Dijitaalka ah, waa habka ganacsiyada, shirkadaha iyo shaqsiyaadku u isticmaalaan internetka iyo qalabka dijitaalka ah si ay u xayaysiiyaan badeecado, adeegyo ama summado, una gaadhaan macaamiil cusub iyo kuwa hore ugu…