waa maxay E-commerce
waa maxay E-commerce Waa maxay E-commerce? E-commerce ama electronic commerce waa iibka ka dhex dhaca internetka Iyada oo la isticmaalaya electronic device sida “lapton, mobile ama ipad” waxaa la kale iibsanayaa laba shay internetka dhexdiisa iyada oo aan la arag…