Blogging
Blogging Blogging-gu waa waa hab ka mid ah. hababka loo wadaago macluumaad, qoraallo, muuqaallo, ama sawirro joogto ah oo lagu daabaco mareeg website, gaar ahaan oo loo yaqaan ‘blog’. Waxay ka caawisaa dadka inay wadaagaan aqoon, khibrad ama madadaalo, waxaana…