Business Plan “Qorshe Ganacsi”

Business Plan “Qorshe Ganacsi” Qorshe ganacsi document qoran oo dhamaystiran oo u adeega sida khariirada ama waddadii loo mari lahaa si loo sameeyo ganacsi guulaysta, wuxuu qeexaya dhammaan yoolalka, xeeladaha iyo odoroska maaliyadeed ee ganacsiga shirkadeed ilaa la gaadhayo ujeedka…


