Abdi Wahab

Abdi Wahab

Abdi Wahab is a web designer and digital marketer specializing in WordPress, SEO, website development, and online business growth. Through Shimaali.com, he helps individuals and businesses build professional websites and improve their online presence.

Sidee Internetka Lacag Looga Sameeya

Sidee Internetka Lacag Looga Sameeya

Sidee Internetka Lacag Looga Sameeya Sanadihii ugu dambeeyay, internetku wuxuu noqday meel ay malaayiin qof ka helaan dakhli joogto ah ama dheeraad ah. Haddii aad tahay arday, shaqaale, ganacsade, ama qof shaqo raadinaya, waxaa jira fursado badan oo aad internetka…

WordPress

WordPress dashboard

WordPress Maanta, internet-ka wuxuu noqday meel muhiim u ah ganacsiga, waxbarashada, warbaahinta, iyo adeegyada kala duwan. Haddii aad rabto inaad samaysato website kuu gaar ah, waad samaysan kartaa adiga oo aan xirfad badan u lahayn quuladaha kale duwan sida HTML,…

 Prompt Engineering

Prompt Engineering

Prompt Engineering Sanadihii u dambeeyay, garaadka Macmalka ah (Artificial Intelligence AI) wuxuu noqday tiknoolajiyadda ugu saamaynta badan dunida. Noocyada kale duwan ee AI sida Chat GPT, Gemini, Claude, Copilot iyo kuwo kale ayaa awood u leh inay qoraan qoraallo, abuuraan…

Waa Maxay Chat GPT?

Waa Maxay Chat GPT?

Waa Maxay Chat GPT? Chat GPT waa mid ka mid ah hal-abuurada ugu waaweyn ee garaadka macmalka ah (Artificial Intelligence AI). Waa chatbot awood badan oo ay samaysay shirkada Open AI, kaas oo loogu tala galay inuu fahmo luqadda bini’aadamka…

Google AdSense Approval

Google AdSense Approval

Google AdSense Approval Google AdSense waa barnaamij shirkada google iska leedahay kaasi oo loogu talo galay in dadka leh website yada, blog yada iyo Youtube ay lacag ka sameeyaan internetka, wuxuu u shaqayaa qaab fudud oo ah in account kaaga…

Online Business

Online Business

Online Business Online business waa shaqo kaste business kaste oo internetka ka dhex dhaca kaasi oo ah wax iibin, wax iibsi ama wax is dhaafsi u dhexeeya laba dhinac oo kale duwan, online business waa id ka mid ah ganacsiyada…

Artificial Intelligence

Artificial Intelligence

Artificial Intelligence Artificial Intelligent AI waa technology awood u siinaysa computerka iyo qalabka kale electronics ka inay iska dhigaan ama u ekaadaan bini-aadamka dhinaca fahamka, xalinka khilaafaadka, go’aan qaadashada, hab-abuurka iyo maskax furnaanta, si u noqdaan kuwa madax banaan oo…

Email Marketing

Email Marketing

Email Marketing Maanta Email marketing waa mid ka mid ah hababka ugu wax-ku-oolka badan ee lagu gaaro macaamiisha, lagu kordhiyo iibka, laguna dhiso xidhiidho waara, Haddii si sax ah loo sameeyo, email-ku wuxuu noqon karaa mashiinka dakhliga ee ganacsigaaga. maqaalkan…

Technology

Technology Casriga la joogo ga waa xilli dunida si degdeg ah ugu socoto horumar ballaaran oo ku dhisan aqoon, hal-abuur iyo tiknoolajiyad casri ah. Technology gu maanta ma aha oo kaliya qalab, balse waa laf-dhabarta nolosha aadnaha, waxbarashada, ganacsiga, caafimaadka…

Blockchain & Crypto

Blockchain & Crypto

Blockchain & Crypto Sanadihii u dambeeyay, dunida teknoolajiyada waxay ka socda isbeddel weyn oo ah dhinaca Blockchain iyo Crpyptocurrency. Labadan tignoolajiyadood waxay beddelayaan sida lacagta loo maareeyo, xogta loo kaydiyo, iyo sida ganacsiyada loo wado. Blockchain ka waxa uu keenay mabda’ cusub oo…