Abdi Wahab

Abdi Wahab

Abdi Wahab is a web designer and digital marketer specializing in WordPress, SEO, website development, and online business growth. Through Shimaali.com, he helps individuals and businesses build professional websites and improve their online presence.

Waa Maxay Drop shipping?

Waa Maxay Drop shipping?

Waa Maxay Drop shipping? marka la joogo ganacsiyada internetka gudihiisa laga sameeyo waxa badana dhagahaga kuso dhaca drop shipping ganacsi la yidhaahdo, waxa aan maqaalkan maanta is waydiinayna waa maxay ganacsiga drop shippingka, sideese ushaqeeya, ganacsiga drop shipping waa mid…

Blogging

Blogging

Blogging  Blogging-gu waa waa hab ka mid ah. hababka loo wadaago macluumaad, qoraallo, muuqaallo, ama sawirro joogto ah oo lagu daabaco mareeg website, gaar ahaan oo loo yaqaan ‘blog’. Waxay ka caawisaa dadka inay wadaagaan aqoon, khibrad ama madadaalo, waxaana…

Qorshe Ganacsi

Qorshe Ganacsi

Qorshe Ganacsi Qorshe ganacsi waa document qoran oo dhamaystiran oo u adeega sida khariirada ama waddadii loo mari lahaa si loo sameeyo ganacsi guulaysta, wuxuu qeexaya dhammaan yoolalka, xeeladaha iyo odoroska maaliyadeed ee ganacsiga shirkadeed ilaa la gaadhayo ujeedka loo…

Dumarka & Technology

shimaali.com

Dumarka & Technology Qarnigan aan maanta joogno, teknoolojiyadda waxay noqotay mid ka mid ah awoodaha ugu muhiimsan ee horumarka bulshada iyo dhaqaalaha. Internet ka, computers ka, iyo taleefoonada casriga ah ayaa beddelay habka ay dadku u shaqeeyaan, wax u bartaan,…

Claude AI

shimaali.com

Claude AI Teknoolojiyadda Garaadka Macmalka ah (AI) ayaa si xawli ah u beddelay dunida casriga ah ee aan Maanta joogno, AI waxaa hadda loo adeegsadaa meel kasta sida waxbarashada, ganacsiga, caafimaadka, iyo xitaa nolol maalmeedka dadka. Mid ka mid ah…

5 shay wakhti haku lumin

5 shay wakhti haku lumin

5 shay wakhti haku lumin Waqtigu waa hantida ugu qaalisan ee aan haysano haddan nahay aadahamaha adduunka ku nool, waxaana muhiim ah in aan si xikmad leh u isticmaalno si aad u gaadho badhaadho iyo guul dhamaystiran, Halkan waxaa kuugu soo…

waa maxay E-commerce

5 shay wakhti haku lumin

waa maxay E-commerce Waa maxay E-commerce? E-commerce ama electronic commerce waa iibka ka dhex dhaca internetka Iyada oo la isticmaalaya electronic device sida “lapton, mobile ama ipad” waxaa la kale iibsanayaa laba shay internetka dhexdiisa iyada oo aan la arag…